Opinions

Starting message and opinions of the author

Isbadal!

Waxaa hubaal ah inaynu nahay is badal doon. Waxa ugu badan oonan hadalkeena laga waayin waxa ka mid ah “soomaaliya way is badashay”. Balse sidee bay isku badashay.
 
Waxaa lagu sheega in isbadalku uu u dhici karo afartaan siyaabood:
 
 
  1. Xagsad:  Waxaan oran karna marka la xajisto, lagu dhabar adaygo, is badal la’aanta. Isbadalka maanta ka jiraahi Soomaaliya marxalada kala duwan bu soo maray laakin dadbaa ku qanacsanaan kara isbadalka manta jira o doonaya inaynan waxna isa sii badalin oo isbadalki hore e soo dhacayi uuba faido u ahaa.
  2. Aragti Dhalanteed (Utopia): Qaarba hab nololedkan qayaaliga ku dhisan ku taama oo is leh mar uun ba laheli doona  soomaaliya shanteeda gees ku midaysan hal dowlad, nabad-iyo-caano leh iyo barwaaqo!! saansaantu sidan uma mooqate wayse si durkaysa aragti dhalanteedakan sidi lagu gaari laha.
  3. Hilaw – Maalmihii wanaagsana in dib loogu noqdo: Waxa kale oo is badal loo arki karaa in dib loogu noqdo waqti qaas ah o ay dadku isleeyahin waqti wanaagsan buu ahaa. Waalaysku qilaafi kara waqtigaas o haatanba qaar baa aaminsan 60 meeyadii inu ahaa waqtiga u ugu fiicnaa ee Soomaliya so maray, qaar kalaa is leh malaha 70 meeyadi bay ahayd. Kuwii burburka la koowsaday ba ayaguna malaha waqtigii dagaalada sokeeye ay u ahayd waqtiga ugu wanaagsani marki loo barbar dhigo xaladahii kadanbeeya uu soo maray wadanku. Makuso noqon doonta Soomaliya bari siday haybad iyo maamus u lahaan jirtay? ciidamadeeni xooga badna maso noqon doonan? IWM
  4. Isbadal xaaladeed hal abuur leh: Qaabkani waxu door bidayaa in laba xaaladoodba is badal loo samayn karo:
  5. Ficil qaadasho (Reactive): In waxi dhacay lagu cibro qaato, waxna laga barto dabadeetana lala yimaado fal ama ficil ku haboon si loo helaa is badal wanaagsan.
    • Ka hortag (Proactive): In lasi odorooso is badalada dhici karaa ayado la isticmaalaya wayo aragnimo, aqoon iyo farsamo, lagana hortagaa isbadalada xun loo jiheeya wadanka isbadalada wanaagsan.
Waxay u muuqataa inaynu ku howlanahay sedexda isbadal ee ugu horeeya halka kan danbe aynu ka hurudno. Midkeebaan doorbidnaa Somalaay?
Advertisements

Better of Stateless: Somalia’s economy

Somalia’s economy and the biological theory ”Life will find a way” have many similarities. despite prolonged wars, famine, and destruction of basic economic infrastructure, Somalia’s economy not only survives but thrives. Telecommunication, electricity, water, and basic services are available. In fact Mubarak calls that it never stops but stumbles’. Although we don’t have to romanticize for the current economic development in the absence of effective government, we can together witness the private sector involvement in service provision. In comparison of the current situation with the period when Somalia had government, one can see the increasing involvement of the private sector in production and service provision.

This brings us to look into what was the impact of that shift? in this blog, questions pertaining Somalia’s economy with out state will be tackled.

Stay tuned
Abdishakur